Al Shabaab oo shaacisay tirada ciidamada Itoobiya uga dileen Weerarkii maanta

Dagaalyahano katirsan Al Shabaab ayaa saakay weerar xoogan oo isugu jiray qaraxyo iyo mid toos ah waxa ay ku qaadeen kolonyo gaadiid ah ay wateen ciidamada Itoobiya oo marayay duleedka magaalada Buur Hakaba ee gobolka Baay. War kasoo baxay Al Shabaab ayaa lagu sheegay in khasaaro xoogan ciidamada Itoobiya lagu gaarsiiyay weerarkii maanta, waxa ayna … Continue reading Al Shabaab oo shaacisay tirada ciidamada Itoobiya uga dileen Weerarkii maanta